Taliyaha Ciidamada Booliska DFS oo shir jaraa’id qabtay magaalada Muqdisho

January 16, 2013 - Written by

Shariif_Sheekhuna_Maye-300x181Muqdisho:-Taliyaha Ciidamada Booliska ee DFS Jen Shariif Sheekhuna Maye ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho isaga oo ka hadlay xariga wariye C/Casiis Koronto oo u xiran ciidanka Booliska ee DFS waxaana la sheegay in maxkamad la soo taagi doono maalinta Khamiista ee birito ah.

Taliyaha Ciidamada Booliska ee DFS Jen Shariif Sheekhuna Maye ayaa waxaa uu si faahfaahsan uga waramay gabar la sheegay in ay kufsadeen askar ka tirsan DFS waxaana gabdha magaceeda lagu sheegay Luul Cali Cismaan.

Taliyaha ayaa wuxuu sheegay inaysan jirin wax kufsi ah oo loo geystay Luul Cali Cismaan ka dib markii ay baaritaano caafimaad ku sameeyeen Luul Cali Cismaan.

Taliyaha Ciidamada Booliska ee DFS Jen Shariif Sheekhuna Maye ayaa ugu danbeyntii ku eedeeyey wariye C/Casiis Korontoin uu ka danbeeyo barnaamijka loo dhisay Luul Cali Cismaan waxaana arinka ku qasbay ayuu yiri arimo dhaqaale.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online