Taliye ku xigeenkii ciidanka asluubta ee magaalada Garissa oo la sheegay in la dilay

January 17, 2013 - Written by

Garissa.Garissa:-Waxaa sii kordhay tirada dadkii xalay lagu dilay magalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee Kenya waxaana ay haatan gaarayaan ilaa 5qof dhimatay iyo dhaawaca 4qof oo haatan lagu daweynayo Isbitaalada magaalada Gaarisa

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawaca ah ayaa waxay ka kooban yihiin askar saraakiil iyo dad rayid ah oo ku caweynayey hotel ku yaal magaalada Gaarisa.

Waxaa weerarka xalay lagu qaaday Hotel ku yaal magaalada Gaarisa ku dhintay sida ay sheegayaan warar hordhac ah Taliye ku xigeenkii ciidanka asluubta magaalada Gaarisa waxaana ilaa haatan aan la soo qaban kooxda weerarka ku qaaday Hotelka .

 

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online