Ururka Al-Shabaab oo soo bandhigay Sarkaal Faransiis ah oo ku dhintay Buula-mareer

January 14, 2013 - Written by

Muqdisho:-Ururka Al-shabaab ayaa maanta soo bandhigay Sarkaal ka tirsan ciidamada Faransiiska kaas oo ku dhintay weerar ay ciidanka Faransiiska ku soo qaadeen guri ku yaal deegaanka Buulo-Mareer ee gobalka Sh/hoose waxaana ay soo dhigeen Boggooda Twitterka.

Ururka Al-Shabaab ayaa sidoo kale ku sheegay Bayaan ay soo saareen in sarkaalkan uu u dhintay dhaawac ka soo gaaray dagaalkii ka dhacay deegaanka Buulo Mareer kaas oo u dhexeeyey ciidamo waardiye ka hayey Denis Alex  iyo ciidamo Faransiis ah .

Bayaanka Al-Shabaab ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay sarkaalka ka dhintay faransiiska ay ka heleen macluumaad muhiim ah waxaana ugu danbeyntii bayaanka lagu sheegay in ururka Al-Shabaab ay go,aan ka gaari doonaan Denis Alex saacadaha soo socda.

Halkan ka Akhriso Bayaanka ay Ururka Al-Shabaab ku faafifeen bartooda Twitterka.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online