Wafdi uu hogaaminayo wasiirka G/shiga oo u ambabaxay magaalada Baydhabo

January 2, 2013 - Written by

Muqdisho:-Wafdi uu horkacayo wasiirka G/dhiga ee DFS Cabdi xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa saaka u ambabaxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay waxaana socdaalkiisa ku weheliya masuuliin ka tirsan labada gole ee DFS iyo taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya

Wafdiga wasiirka G/dhiga DFS Cabdi xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa waxaa kale oo socdaalkiisa ku weheliya wasiir ku xigeenka warfaafinta Ibraahim Isaaq Yarow  iyo xildhibaano ka soo jeeda Bay iyo Bakool.

Warar hoose oo heshay Halgan.net ayaa sheegaya in socdaalka wasiirka G/dhiga ee DFS uu ku tagayo Baydhabo uu salka ku hayo bixinta Mushaarooyinka ciidanka DFS waxaa sidoo kale wasiirka G/dhiga uu socdaal ku tagi doonaa sidoo kale Gobalada dhexe .

Wasiirka ayaa socdaal ku tagay bishii hore gobalka Gedo gaar ahaan magaalada Garbahaarey iyo Kismaayo isaga oo geeyey Mushaaraadka ciidanka DFS.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online