Wasiirka amniga Puntlland oo waraysi uu siiyeyy BBC-da kaga waramay xaalada Puntlland.[Dhagayso]

January 8, 2013 - Written by

Boosaaso:-Wasiir amniga ee dowllada Puntlland Col. Kaliif Ciise Mudan ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga waxaa uu uga waramay xaalada  guud ee Gobollada Puntlland isagoo sheegay in xaaladu tahay mid degan, Waraysi wasiirka amniga ee Puntlland ayaa ku soo beegmaya xili maanta ay mucaadardka Puntlland ay ku doodayaan in ay ahayd in la qabto doorasho xilka madaxda dowllada Puntlland uu ku egyahay maanta oo bishu tahay 08.01.2013.

Hoos ka Dhageyso Waraysi BBC-da uu siiyey Wasiirka amniga ee Puntlland Col.Khaliif Ciise Mudan. [audio:https://halgan.net/Mp3/WaraysiColkhaliifCiise Mudan.mp3] ama Halkan MP3

Source BBC

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online