Shirweynihii ururka Horseed oo maanta lagu doortay hogaanka Ururka(Masawiro)
(February 1, 2013)
Garoowe:-Waxaa 3-dii maalmood ee u danbeeyey ka socday xarunta Jaamacada Puntland State University ee magaalada Garoowe shirweynihii ururka Horseed kaas oo maanta si rasmi ah loo soo afmeeray, shirka
Waddan aan Waddaniyiin laheyn waa Guri aan gabbaad laheyn W/Q: Maxamed Nuur Shire
(February 1, 2013)
Nairobi:-Waddan aan Waddaniyiin laheyn waa Guri aan gabbaad laheyn: waa qormo aan ku qaadaa dhigi doono sida ay waddaniyiintu ugu yar yihiin dadka ku hadla luuqaddan aan qalinka u qaatay inaan amuurta
Nadwo si habsami leh uga socota Masjidka Al-Madiina ee magaalada Burco(Warbixin)
(February 1, 2013)
Burco:-Waxaa xalay oo bishu ahayd  31/01/2013  ka bilaamatay masaaajidka weyn ee  jaamicu Madiina magaalada  Burco ka bilaawday Nadwo loogu magacdaray  ففروا إلي الله  Nadwadan oo ga
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester oo tacsi u direysaa marxuum Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sokor
(February 1, 2013)
Leicester:-Dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Leicester iyo agagaarkeedaba waxa ay tacsi u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed geeridii naxdinta laheyd ee ku timid marxuum Suld
Dib u eegis kooban buugga Xusuus qor Saciid Cismaan Keenadiid W/Q Saciid Cali Shire
(February 1, 2013)
London:-Buugga ‘Xusuusqor’ ee Saciid Cismaan Keenadiid, Eebbe (sw) ha u naxariistee, ogaantay, waa buuggii u horreeyey ee si tafatiran u soo ururiyey una soo bandhigay dhacdooyinkii hareeyey guud
Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaaray London
(February 1, 2013)
London:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare uu hogaaminayo ayaa waxeey ka dageen caasimadda dalka Ingriiska ee London. Waxaa safarkan Madaxw
Dagaal xalay B/weyne ku dhexmaray Al-Shabaab iyo AMISOM
(February 1, 2013)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegay in xalay ciidamada Al-Shabaab ay dagaal kadis ah ku qaadeen ciidamo ka tirsan DFS iyo kuwa Jabuuti waxaana d