Ogeysiis dhammaan bulshada Soomaaliyeed ku nool Yurub.[Xawaaladda TAWAKAL EXPRESS]
(February 2, 2013)
London:-Waxaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Yurub lagu wargelinayaa in Shirkadda Xawaaladda TAWAKAL EXPRESS ay ka heshay Yurub sharci ay dhammaan waddamada Yurub xawaaladda ka diri karto.
Wafdigii culumada oo hawlo kala duwan ka qabtay magaalada Gaalkacyo
(February 2, 2013)
Gaalkacyo:-Wafdigu wuxuu soo gaaray magaalada habeenimadii jimcaha ee 24/01/13. Intii uu joogayna wuxuu muxaadarooyin iyo kalimado waano iyo wacyigalin ah ka jeediyey masaajida Abuuhureyra, Salaaxu di
Shirweynihii ururka Midnimo oo ka furmay magaalada Garoowe.[Daawomasawiro]
(February 2, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta ka furmay hoolka shirarka PSU ee magaalada Garoowe shirkii ururka Mucaaradka ee Midnimo oo ay ku bahoobeen aqoon yahano, siyaasiyiin,Saraakiil ka tirsanaan jiray ciidankii xoogga
Khubadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic (Daawo)
(February 2, 2013)
Minneapolis:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimacaha ee Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic (AAIC) waxaana khudbada jeediyey Sheekh Abdirahman Sh Omar xafidahulaah waracaah. Waxaana uu Sheek
Golaha Wasiiradda DFS oo maanta ku kulmay Muqdisho (War-Saxaafadeed)
(February 2, 2013)
Muqdisho:-Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa looga hadlay
Madaxweynaha Puntland oo tacsi u diray eheladii Suldaan Muuse Faarax Muuse (Dhageyso)
(February 2, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa tacsi u diray eheladii uu ka dhashay Suldaan Muuse Faarax Muuse oo ka mid ahaa Isimada sida weyn looga qadariyo deegaanada Puntland wax
Suldaan Muuse Faarax Muuse oo loo yaqiin Muuso Onkod oo lagu dilay Boosaaso
(February 2, 2013)
Boosaaso:-Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la aqoon ayaa maanta ku dilay gudaha magaalada Boosaaso mid ka mid  ah isimada Puntland ugu caansan waxaana magaciisa la yiraahdaa Suldaan Muuse Faarax Muuse
Sheekh Saciid Raage oo Muxaadaro ka jeedshay Masjidka Al-Huda ee dalka Finland (Daawo)
(February 2, 2013)
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu Sheekh Saciid Raageka jeediyey Masjidka Al-Huda ee wadanka Finland ka dib markii uu Sheekh Saciid Socdaal dacwadeed ku yimid dalka Finland Sheekh aya
Talefishinada Soomaalida oo faafinta Fasaadka ku darsaday hurin colaad qabiil
(February 2, 2013)
Qaar ka mid ah Talefishinada Soomaalida,  ayaa dhawaanahan doodo laga sii deynayey waxay dadka dib u xusuusinayeen colaadihii sokeeye ee sagaashamaadkii rogay dalka. Barnaamijyada ay Talefishinada
Urur Siyaasadeedka Midnimo iyo UDAD oo maanta shirweynahooda ku qabsanaya Garoowe
(February 2, 2013)
Garoowe:-Waxaa la filayaa in maanta magaalada Garoowe ee xarunta  Dawlada Puntland in uu ka furmi doono shirweynaha urur Siyaasadeedka Midnimo oo ka mid ah ururada ka jira Puntland, waxaana furitaan