AlJazeera oo Wareysi Xasaasi la yeelatay Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxmuud (Daawo)
(February 3, 2013)
London:-Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa wareysi la yeeshay Tv Al-Jazeera oo ay xaruntiisa tahay dalka Qadar wareysi Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa la weydiiyey su,aalo xasaa
Raisulwasaare Saacid oo ka hadlay kufsiga, xuriyatul qowlka, amaanka iyo arimo kale(Dhageyso)
(February 3, 2013)
Muqdisho:-Ra’isul Wasaaraha Somalia Abdi Farah Shirdon ayaa ku celceliyay sida dowladda Somalia ay ka  go’antahay  ilaalinta xuquuqda Aadanaha iyo xuriyatul Qowlka, waxaana hadalkan uu ku soo be
Guddoomiyaha Ururka Midnimo oo loo doortay Dr. Saadiq Eenow
(February 3, 2013)
Garoowe:-Waxaa magaalada Garoowe  ee caasimada Puntlland maanta lagu soo afmeeray shirweynihii 1aad ee urruka Mucaaradka ah ee Midnimo iyadoo shirka lagu doortay 95 xubnood oo ah Golaha dhexe ee Urur
Tafsiirka Quraanka Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax Al-Baqarah 40 ilaa 59 (Video+ Cod)
(February 3, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sh. Dr.Cali Maxamed Saalax  uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax
Suldaan Muuse Faarax Onkod Alaha u naxariistee oo lagu aasay magaalada Boosaaso
(February 3, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta lagu aasay magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari Alaha u naxariistee Suldaan Muuse Faarax Onkod oo shalay kooxo hubaysan ay ku dileen magaalada Boosaaso marxuum Suldaan Muus
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka sameeyey magaalada B/weyne
(February 3, 2013)
Hiiraan:-Ciidanka DFS iyo AMISOM ayaa maanta howlgal ka sameeyeen magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaana ay howlgaladaas ku soo qabteen 25 dhallinyaro ah kuwaas oo lagu eedeeyey in ay
Ra’iisal Wasaaraha oo maanta la kulmay Agaasimeyaasha Wasaaraddaha ee Dowladda
(February 3, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa xafiiskiisa kula kulmay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha Dowladda, isaga oo kala hadlay sidii