Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sh Maxmuud oo la kulmay David Cameron (Masawiro)
(February 4, 2013)
London:-Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta kula kulmay magaalada London ee xarunta dalka Britain Raisul wasaaraha dowlada Britain David Cameron labada Masuul ayaa waxay ka wada ha
Khatarta Dunuubta oo la fududeysto Sheekh Xasan Ibraahim Ciise (Dhageyso)
(February 4, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin so gudbineynaa Muxaadaro uu Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahulaah uu ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi Sheekh Xasan ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uga hadlay
Wafdigii culumada oo booqday koonfurta magaalada Gaalkacyo
(February 4, 2013)
Gaalkacyo:-Wafdigii culumada ahaa ee uu hoggaaminayey Sheekh Axmed C/samad ayaa 27/01/2013 booqday Mac-hadka Al-imaam Al-Muzani ee culuumta shareecada iyo luqada carabiga, waxaana culumada soo dhaweey
Tafsiirka Quraanka Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax Al-Baqarah 60 ilaa 74 (Video+ Cod)
(February 4, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sh. Dr.Cali Maxamed Saalax  uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax
Wasiirka Beeraha ee Dowlada Puntland oo booqday Cuun iyo Shibiraaley
(February 4, 2013)
Garoowe:-Wasiirka Beeraha ee  Puntland Eng.Maxamuud Xaaji iyo wafdi uu horkacaya ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanada Shibiraaley ,Siiga dheer,Cuun ,Xamur isaga oo booqday beeraha ku yaal deegaama