Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa gaaray Qaahira
(February 5, 2013)
Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa ka soo degay gegida dayuuradaha ee Qaahira si ay uga qeyb-galaan shirka Ururk
Dowlada Maraykanka oo ka digtay tegista Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland
(February 5, 2013)
Nairobi:-War  ka soo baxay Safaaradda  Mareykanka ee dalka Kenya, ayaa lagu sheegay in muwaadiniinta dalkaas u dhashay looga digayo inay tagaan guud ahaan Soomaaliya gaar ahaanna Somaliland, waxaana
Raisulwasaaraha JFS oo magacaabay gudi dhowra xuquuqda Bani’aadamka (Warsaxaafadeed)
(February 5, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ku dhawaaqay dhismaha Guddi madax banaan oo ka shaqeeya ka soo talabixinta xadugudbyad
Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaaday duqii degmada Gaalkacyo
(February 5, 2013)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay duqii degmada Gaalkacyo Col.Siciid Cabdi Faarax waxaana lagu soo badalay Col.Axmed Cali
Alla ha u naxariistee Khaliif Cali Bare oo ku geeriyooday magaalada Copenhegan
(February 5, 2013)
Alla ha u naxariistee Khaliif Cali Bare ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Copenhegan ee xarunta dalka Denmark ka dib markii uu in mudo ah xanuunsanaa . Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqa
Wariye C/casiis Koronto & Haweeneydii sheegtay in la kufsaday oo la xukumay
(February 5, 2013)
Muqdisho:-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa  maanta xukun ku riday Haweeneydii sheegtay in ay kufsadeen ciidamo ka tirsan DFS  iyo Wariye C/casiis Koronto waxaana lagu xumay min hal sano oo xabsi ah
DFS oo maamul ku meel gaar ah u magacawday Gobolka Bay
(February 5, 2013)
Baydhabo:-Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud uuna ku saxiixan yahay Guddoomiyahah  baarlamaanka DFS Maxamed Cismaan Jawaare ayaa waxaa lag