Madaxweynaha Puntlland oo la kulmay wafuud ka socotey Safaaradaha Sweden iyo Britain
(February 6, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta 06 February,2013 ku qaabiley xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe wafuud ka socotey Safaaradaha dalalka Sweden iy
Ciidamada Amaanka ee magaalada Gaalkacyo oo xalay howlgalo sameeyey
(February 6, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa xalay ciidanka amaanka ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ay sameeyeen howlgalo lagu sugayo amaanka  waxaana howlgaladan lagu soo qabqabtay 200 qof kuwaas oo looga shak
Madaxweynaha JFS oo maanta ka qeyb galay shirka Ururka Islaamka (Masawiro)
(February 6, 2013)
Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qeyb galay shirka Ururka Islaamka (OIC) oo ka furmay caasimadda Qaahira.
Wasiirka amniga dowllada Puntlland Col. Khaliif Ciise oo shirjaraa’id ku qabtay Boosaaso
(February 6, 2013)
Boosaaso:-Wasiirka amniga dowllada Puntlland  Col. Khaliif Ciise Mudan ayaa maanta waxaa uu shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari isagoo ku goodiyey in ay qaban doonaa
Ra’iisul wasaaraha dowllada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo gaaray Beledweyne
(February 6, 2013)
Hiiraan:-Waxaa saaka gaaray magaalada Beledwen ee xarunta Gobolka Hiiraan Ra'iisul wasaaraha dowllada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hogaaminayo, Wafdiga Ra'iisul wasaaraha a