Khudbo Jimcihii uu Sh Maxamed Idirs ka jeediyey Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo.[Video]
(February 9, 2013)
Oslo:-Shiikh Maxamed Idirs oo ka mid culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu khudbo Jimce ka jeediyey Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo isagoo Shiikhu uu si adag uga hadlay dhaqanka xun ee ah Tahriibka g
Wafdigii culumada oo booqday Riig-oomane iyo Qansaxle
(February 9, 2013)
Gaalkacyo:-Wafdiga culumada oo socdaalkiisii dacwadeed sii wata ayaa gaaray magaalada Riig-oomane, waxaana ku soo dhaweeyey Caaqil C/wahaab Maxamuud Gurey oo ka mida Isimada gobolka Mudug, kaalin weyn
Imam Sh.Maxamed Khadar iyo culimadii la xirnayd oo maxkamadoodii ay bilaabatay
(February 9, 2013)
Sida aad lawada socoteen walaalayaal waxaa in mudo ah ku xirnaa wadanka Maraykanka gaar ahaan gobalka Calafornia magaalada Sandeigo Culimo uu ka mid yahay,Imaamkii masaajidka Al-ansaar ee magaalada Sa
Raisulwasaaraha DFS oo U Furay Siminaar Looga Hadlayo Xeerka Isgaarsiinta
(February 9, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta si Rasmi ah u furay Siminaar looga doodayo xeerka Isgaarsiinta iyo Warbaahinta oo ay soo