Sheekh Maxamuud Shible oo caawa Muxaadaradii 3aad ka jeediyey jigjiga(Masawiro)
(February 12, 2013)
Jigjiga:-Sheekh Maxamuud Shibli oo habeennadanba muxaadaraad ka waday magaalada jigjiga ayaa caawa muxaadaradii saddexaad ka galay masjidka jaamica ah ee magaalada jigjiga, sheekhu wuxuu caawa si faah
Gudiyada Joogtada Ee Baarlamaanka DFS oo ku kulmay Muqdisho (Warsaxaafadeed)
(February 12, 2013)
Muqdisho:-Gudiyada joogtada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen qorshe howleedka Baarlamaanka sanadkan 2
Gacan-ku dhiiglayaashii diley Sheekh Axmed Xaaji oo la filayo in beri maxkamadda la hor keeno
(February 12, 2013)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo ayna na soo gaarsiyeen Ehelada Sh Dr axmed Xaaji ayaa sheegaya in maalinta beri oo Arbaco ah la filayo in maxkamadda D
Ra’iisal Wasaaraha DFS oo qaabilay wafdi ka socday dalka Burundi (Warsaxaafadeed)
(February 12, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday dalka Burundi kaasoo saddexdii cis
Ganacsato ka socda gobolada Gedo iyo Jubbooyinka oo soo gaaray Gaalkacyo
(February 12, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta soo gaaray  magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug wafdi ganacsato ah  oo ka socda gobolada Gedo iyo Jubbooyinka kuwaas oo ka  yimid  magaalada Nairobi ee xarunta
Wafdigii culumada ahaa oo socdaal ku gaaray degmada Galdogob ee Gobolka Mudug
(February 12, 2013)
Galdogob:-Wafdiga culumada oo socdaal dacwadeed ku soo kala bxiyey magaalooyinka Kalabayr, Jalam, Buurtinle, Xarfo, Bacaadweyn, Gaalkacyo, Beyra, Bursaalax, Riig-oomane iyo Qansaxle ayaa socdaalkooda
Ka digitaanka Gaaleysiinta Muslimiinta Muta,wiliinta ah Sh Shible (Maqal iyo Muuqaal)
(February 12, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaraad uu Sheekh Maxamuud Shible ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekh Muxaadaraadkiisa uga hadlay Ka digitaanka Gaaleysiint
Ciidamada booliska ee magaalada Gaalkacyo oo xabsiga dhigay 50 qof
(February 12, 2013)
Gaalkacyo:-Ciidamada booliska ee magaalada Gaalkacyo ayaa xalay howlgalo ka sameeyey xaafadaha waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana howlgaladaas ay ku soo qabteen dad badan .