Sheekh Maxamuud Shibli oo caawa muxaadaro ka jeediyay magaalada Qabribayax oo 50-km qiyaastii u jirta magaalada Jigjiga
(February 13, 2013)
Sheekh Maxamuud Shibli oo maalmahan muxaadaraad iyo duruus ka waday magaalada Jigjiga ayaa caawa muxaadaro si ballaadhan looga soo qayb galay ka jeediyay masjidka Jamaica ah ee magaalada Qabribayax oo
Guddoomiyaha baarlamaanka DFS Maxamed Sh.Cismaan Jawaari oo u dhoofay dalka Itoobiya
(February 13, 2013)
Guddoomiyaha baarlamaanka DFS Maxamed Sh.Cismaan Jawaari  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxaa ay safar ku gaareen magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Guddoomiyaha baar lamaan 
Halgamaa Ladane oo ka mid ahaan jiray Ururkii SYL oo ku geeriyooday degmada Carmo
(February 13, 2013)
Carmo:-Halgamaa Maxamed Saalax Ladane oo ahaan jiray xoghayihii ururkii SYL ayaa saaka ku geeriyooday degmada Carmo ee gobolka Bari. Alaha u naxariistee halgamaa Ladane waxaa uu kaalin weyn ka soo qa
Madaxweynaha DFS oo qaabilay Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya
(February 13, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS ayaa maanta xafiiskiisa Villa Soomaaliya ku qaabilay Maxamed Saalax Anadif  Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya waxayna ka wada hadleen xaalada dalka iyo howlga
Gudoomiyaha guddiga fulinta ee kooxda Ahlusunah oo ku geeriyooday Muqdisho
(February 13, 2013)
Muqdisho:-Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow oo ahaa  gudoomiyaha guddiga fulinta ee kooxda la baxday Ahlusunah Waljamaaca ee gobolada dhexe .Xeefow ayaa w
Weriye Daa’uud Cabdi Daa’uud oo damiin lagu sii daayey shalay galinkii danbe
(February 13, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weriye Daa’uud Cabdi Daa’uud oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee DFS lagu sii daayey damaanad galinkii danbe ee shalay waxaana weri