Ururka Al-Shabaab oo dil ku fuliyey caawa mid ka mid maxaabiis ay gacanta ku hayeen
(February 14, 2013)
Muqdisho:-War Saxaafadeed mar dhow soo gaaray Shabakadda Wararka Halgan.net oo ka soo baxay Ururka Al-Shabaab  ayaa waxaa lagu qeexay in mid ka mid ah maxaabiistii ay gacanta ku hayeen Al-Shabaab ay
Xaflad Qalin Jebin Ardayda Dugsiga Quraanka ee Markazka Dar-ul-Hijra -Toronto(Daawo)
(February 14, 2013)
Toronto:-Waxaa maalinki Axadda ee Febraayo 10-keeda,2013 lagu qabtay xarunta weyn ee Markazka Dar-ul-Hijra –Toronto, Canada xaflad taariikhi ah oo si wacan loo soo agaasimay oo loo qabtay ardaygi ug
Ka digitaanka Gaaleysiinta Muslimiinta Muta,wiliinta ah Qeybtii 1aad 2aad iyo 3aad(Daawo)
(February 14, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaraad uu Sheekh Maxamuud Shible ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekh Muxaadaraadkiisa uga hadlay Ka digitaanka Gaaleysiint
Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka DFS Prof.Jawaari oo la kulmay Dhiggiisa dalka Itoobiya
(February 14, 2013)
Adis-Ababa:-Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Dowllada Federaalka Soomaaliya Prof.Maxamed Sh.Cismaan Jawaari ayaa waxaa uu maanta kulan gaar ah la yeeshay Dhiggiisa dalka Itoobiya Abdula Gemeda iyo xub
Madaxweynaha JFS oo tacsi u diray Eheladii Xildhibaan Sheekh Nuur Cali Aadan
(February 14, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr.Xassan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu u tacsiyeynayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed, Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan qoyskii,
Ganacsade Aadan Sheekh Muuse Cali oo xalay lagu dilay magaalada Kismaayo
(February 14, 2013)
Kismaayo:-Laba dhalinyaro oo hubaysan  oo aan ilaa haatan la aqoon heybtooda ayaa xalay ku dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose alaha u naxariistee Aadan Sheekh Muuse Cali (Axmed
Ciidamada DFS iyo AMISOM oo la wareegay deegaano ka tirsan gobalka Sh/ Hoose
(February 14, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka la wareegay deegaano ka tirsan gobalka Shabellaha Hoose, ka dib markii laba jiho ay ka soo galeen ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM waxaana halkaas isaga