Arday ka mid ah ardayda dhigta jaamacada islaamiga oo tix carabi ka tiriyey dilka Sh C/qaadir
(February 16, 2013)
Madiina:-Arday ka mid ah ardayda dhigta jaamacada islaamiga ah ee madiina kuliyatul luqah kana mid ah ardadii sheekha ilaahay ha u naxariistee ayaa gabay baroor diiq ah u diray umada Soomaaliyeed iyo
Sh Yaxye Cabdi Saciid Imaamka Masjidka Al-Hidaaya oo tacsi u diray ehelada Sh C/qaadir
(February 16, 2013)
Nairobi:-Imaamka Masjidka Al-Hihaadaya ee magaalada Nairobi Sh Yaxye Cabdi Saciid ayaa waxaa uu ka hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax Allaha u naxariistee oo maa
Sheekh C/raxmaan Maxamed C/laahi oo ka hadlay dilka Sheekh C/qaadir Nuur(Daawo)
(February 16, 2013)
Nairobi:-Sheekh C/raxmaan Maxamed C/laahi oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa uu ka hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh Cabdu
Sheekh Shariif Dhawiil oo ka hadlay dilka Sheekh C/qaadir Nuur Faarax (Maqal iyo Muuqal)
(February 16, 2013)
Nairobi:-Sheekh Shariif Dhawiil oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa uu ka hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh Cabduqaadir Nuu
Sheekh Casiis Cajiib oo ka hadlay dilkii sh Cabduqaadir Nuur Faarax.[Daawo Video]
(February 16, 2013)
Nairobi:-Sheekh Casiis Cajiib oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa uu ka hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh Cabduqaadir Nuur
Culumada iyo ducaada ku dhaqan S/land oo tacsi u diraya Ehelada Sheekh C/qaadir Nuur Faarax
(February 16, 2013)
Hargeysa:-Culumada iyo ducaada ku dhaqan deegaanka S/land ayaa tacsi u diray eheladii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe waxaan ay alle uga baryeen in uu Janatul Fardow ka war
Guddiga Baarista madaxa banaan ee dilkii Dr. Sh. Axmed Xaaji C/raxmaan oo Tacsi diray
(February 16, 2013)
Inaa Lillaahi wa innaa Ileyhi raajicuun.. Guddiga Baarista madaxabanaan ee dilkii Dr. Sheekh. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan Wuxuu uga tacsiyeynayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan culimada Soomaal
Sh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu aasay qabuuraha Khayr seexay ee Garoowe
(February 16, 2013)
Garoowe:-Ilaahey ha u naxariistee Sheekh Cadulqaadir Nuur Faarax oo ka mid ahaa culumada cilmiga iyo da,da ugu weynaa Soomaaliya  oo shalay gelinkii dambe lagu dilay magaalada Garowe ayaa maanta lag
Mu’asasada Safa ee Dacwada iyo Hormarinta oo tacsi u diray Ehelada Sh C/qaadir Nuur
(February 16, 2013)
Mu’asasada Safa ee Dacwada iyo Hormarinta waxa ay tacsi u direysaa dhamaan umadda soomaaliyeed gaar ahaan Culimada iyo Eheladii uu ka geeriyooday Sheikh C/qaadir Nuur Faarax oo geeri naxdin leh ku t
Sh Maxamuud Ciise iyo culimada ,Ducaada jaamacadda Umul Qura oo Tacsi diray
(February 16, 2013)
إن الحمد لله، نحمده ونستعينه، ونستغفره، ونعوذ بالله من شرور أنفسنا، وسيئات أعمالنا، من يهده الله فلا مضل له

Next Page »