Sh Maxamuud Ciise oo caawa xiriir la soo sameeyey Halgan.net kana hadlay dilka Sh C/qaadir (Dhageyso)
(February 17, 2013)
Mecca:-Sh.Maxamuud Ciise oo ka mid ah Culumada ugu waaweyn ee dalka Soomaaliya mudo dheerna ay isla soo  halgameen Allaha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ayaa caawa xiriir la soo sameeyey
Culumada iyo ducaada ku dhaqan Magaalada Riyaad oo tacsi u diray eheladii Sh C/qaadir
(February 17, 2013)
Riyaad:-Culumada iyo ducaada ku dhaqan dalka sacuudiga magaalada riyaad  ayaa tacsi u diray eheladii  iyo qaraabidii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe malintii jimciadii 5/
Markaska Helsinki Islamic Center ee masjidka Al-hudaa ee Finland oo tacsi diray
(February 17, 2013)
Finland:-Culumada,ducaada,maamulka iyo daweynaha Markaska Helsinki Islamic Center ee maskidka Al-hudaa ee dalka Finland waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ehaladii, culumada, asxaabtii, dha
Maamulka,Culimada, Macalimiinta iyo Ducaad Masjidka Abubakar As-Saddique oo tacsiyeeyey dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax
(February 17, 2013)
Minneapolis:-Anagoo ah Maamulka, culimada, Macalimiinta iyo odayaasha Soomaaliyeed ee kusugan Minneapolis, Minneasota USA waxaan ugu tacsiyeynaynaa ummadda Islaamka guud ahaan, gaar ahaan ummadda Soom
Khudbadii Jimcaha Masjika Abubakar As-Saddique oo looga hadlay dilka Sh C/qaadir Nuur (Daawo)
(February 17, 2013)
Minneasota:- Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar As-Saddique ee magaalada Minneapolis ayaa waxaa looga hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Raximahulaah waxaana k
Masaajidda iyo Maraakista dalka Danmark oo ka tacsiyeeyey dilkii Sh Cabduqaadir Nuur Faarax
(February 17, 2013)
Dhammaan masaajidda,Maraakizta ,Culimada, ducaada ,haweenka iyo waxgarad ka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Denmark waxay tacsi murugo leh u dirayaan ehladii iyo qaraabadii,asxaabtii iyo ardaydii Sheekh
Janaasadii Sheekh C/qaadir : Duruus dhuuxitaan Mudan W/Q Sheekh Abu Xasaan
(February 17, 2013)
Qadarka ilaahay iima suura galin inaan maanta joogo goobtii lagu aasay alle ha u naxariistee sheekh C/qaadir nuur faarax oo shalay casarkii isaga oo salaadda ku jira lagu dilay masjidka badar ee magaa
رابطة الطلاب الصوماليين العالمية بالسودان oo tacsi u diray ehelada Sh C/qaadir Nuur Faarax
(February 17, 2013)
Sudan:-Raabidadu Waxay uga tacsiyaynaysaa  Ummadda Soomaaliyeed, dhalinta dacwada iyo dhammaan eheladii iyo qaraabadii  Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax, dilkii naxdinta lahaa  ee lagula kacay Sheekh
Ardayda Soomaalida ee dalka Urdun/Jordan oo tacsi u diray Ehelada Sh C/qaadir Nuur
(February 17, 2013)
Anagoo ah ardayda soomaalida ee dalka Urdun/Jordan wax ka barata waxaan leenahay ishu way ilmaynaysaa qalbiguna waa murugoonayaa orana mayno wax aan allah raali galinayn geeridaadana sheikh cabdulqaad
Xarunta AL-UMMAH iyo Dhamaan Jaaliyada Somaaliyeed ee Zambia oo tacsi u diray Ehelada Sh C/qaadir
(February 17, 2013)
 Zambia:-Anagoo ah maamulka Xarunta AL-UMMAH ee Luasaka Zambia, ducaada, macalimiinta, Odayaasha, wax garadka iyo dhamaan jaaliyada soomaaliyeed ee Zambia oo 8bilood ka hor Sh Abdiqaadir Nuur Faarax

Next Page »