Qorshaha Sh C/qaadir Nuur Dhiiggiisa Lagu Bannaystay Maanta Ma Bilaaban Ee Wuu Dhamastirmay W/Q Cubtan Yuusuf
(February 19, 2013)
بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله الذي خلق الموت والحياة ليبلونا أيّنا أحسن عملاً والصلاة والسلام على المبعو
Ardayda Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Buuhoodle oo ku baaqay in culumada la difaaco (Dhageyso)
(February 19, 2013)
Buuhoodle:-Ardayda dhigata jaamacada bariga afrika faraceeda magaalada Buuhoodle gaar ahaan kuliyada shareecada iyo daraasaadka islaamiga oo shir saxaafadeed ku qabtay xarunta jaamacada ee magaalada B
Ma tukade Sheekh tukanaya dilay!W/Q Xasan Maxamed Ibraahim Abu Xasaan
(February 19, 2013)
Alle ha u  naxariistee sheekh C/qaadir nuur faarax waxaa la dilay isaga oo salaadii casar ku jira galab jimcaad,sheekhu wuxuu dhashay 1940kii da’ ahaanna wuxuu iray qiyaastii 72 sano, muuqaal ahaan
Islamiska Sunni Center Göteborg iyo Sheekh Yuusuf Ahmed oo tacsi u diray Sh C/qaadir Nuur
(February 19, 2013)
Sweden:-Maamulka Sunni Center iyo Sheekh Yuusuf Ahmed ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland waxaana ay tac
Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqay in la iska dhiciyo Ururka Al-Shabaab[Masawiro+Cod]
(February 19, 2013)
Garoowe:-Waxaa culimada Soomaaliyeed gaar ahaan culimada ururka Al-ictisaam Bilkitaabi Wasunah oo shir uga socday  magaalada Garoowe mudo 3 beri ah maantana soo gabagaboobay ayaa waxaa ay maanta saxa
Saddex askari oo ka tirsan ciidamada booliska DFS oo qarax ku dhintay
(February 19, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in 3askari oo  ka tirsan ciidamada booliska ee DFS kuwaas oo ku sugnaa  suuqa weyn ee Bakaaraha gaar ahaan qeybta Khudaarta ay d
Ciidanka amaanka ee Kismaayo oo gacanta ku dhigay rag bastoolado ku hubeysan
(February 19, 2013)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ee magaalada Kismaayo ay gacanta ku dhigeen 3dhalinayo oo ku hubeysan Bastoolado ka
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaano ka tirsan Sh /Dhexe
(February 19, 2013)
Jowhar:-Ciidamada DFS oo garab ka helaya Ciidamada  AMISOM, ayaa waxay si nabad ah  kula wareegeen Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Jowhar ka dib markii ay halkaas isaga baxeen Al-Shabaab. Da
Jaaliyadda Somaliyeed ee Leicester ka tacsiyeyneyaa geeridii naxdinta laheed Sh.C/qaadir Nuur Faarax
(February 19, 2013)
Inaanlilaahi waa inaa ileyhi raajicuun! Jaaliyada Leicester ee England  Waxay  tacsi tiiraanyo leh udireysa dhamaan qeybaha kala duwan ee shacabka Soomaaliyeed guud ahaan , gaar ahaan culumada iyo e