Nadwo cilmiyeed diini ah oo lagu qabtay Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa(Dhageyso)
(February 25, 2013)
Hargeysa:-Waxa lagu qabtay habeenkii Jimcuhu soo galeyey Masaajidka Cali Mataan ee badhtamaha magaalada Hargaysa Nadwo cilmiyeed diin ah oo loogu magacdaray نعمة الأمن وحرمة الدم ا
Wafdi ka socda DFS oo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose
(February 25, 2013)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in maanta duhurkii uu gaaray Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka DFS    C/kar
Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay dagaal ka dhacay magaalada Kismaayo
(February 25, 2013)
Garoowe:-Dowlad gobaleedka Puntland ayaa waxaa ay warsaxaafadeed ka soo saareen shaqaaqo ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana warsaxaafadeedka ay ugu baaaqeen DFS in ay ka
Nadwo cilmiyeed diini ah ka dhacday magaaladda Gabiley
(February 25, 2013)
Gabiley:Machadka Dacwada ee magaaladda Gabiley ayaa waxaa ay Nadwo cilmiyeed diini ku qab teen Masjidka Nuur ee magaaladda Gabiley ,Nadwada ayaa waxaa cinwaankeedu ahaa فاستقم كما أمرت
Nadwo cilmiyeed lagu qabtay magaalada Boorama oo looga hadlay dilkii Sh C/qaadir Nuur
(February 25, 2013)
Boorame:-Waxaa  lagu qabtay magaalada Boorama ee xarunta Gobalka Owdal Nadwo cilmiyeed looga hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo ay kooxda Al-Shabaab ku dilee
Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Tawxiid oo looga hadlay dilka Sh C/qaadir Nuur Faarax(Daawo)
(February 25, 2013)
Denmark:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagan ayaa waxaa looga hadlay dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Waxaa khudbadii Jimcaha jeediyey Sheekh C/raxmaan Abyad Xafidahulaa
Banaanbixii maanta ka dhacay Garoowe oo culimadu ku baaqday in loo aargdo Sh C/qaadir Nuur Faarax.[Dhageyso]
(February 25, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe Banaanbax looga soo horjeedo Ururka Al-Shabaab waxaana ka soo qeyb galay dadweyne aad u fara badan oo ka kooban qaybaha kale duwan ee bulshada. Dadwey
Yaa dilay Cusmaan ina cafaan A.K.R.N ? Sh.Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur
(February 25, 2013)
Sanadkii 30aad iyo kii 31aad waxaa ka soo baxay Yeman nin la oran jiray C/llahi ina Saba’, Al-yahuudi hooyadii waxay ahayd islaan madoow, sidaa darteed waxaa lagu naanaysi jiray ina habar madoobe, w

Archives
February 2013
M T W T F S S
« Jan   Mar »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online