Hammigii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Raximahulaah W/Q Sheekh Abu Xasaan
(February 26, 2013)
Sida lagu yaqaanno culimada ka run sheega cilmiga ay xanbaarsanyihiin sheekh C/qaadir alle ha u naxariistee hammiga uu xanbaarsanaa wuu ka weynaa goobta iyo wakhtiga uu joogaba,wuxuu xanbaarsanaa hamm
Ra’iisal Wasaaraha oo la kulmay taliyeyaasha ciidanka Booliska Soomaaliyeed
(February 26, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa maanta kulan balaaran kula qaatay xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed (Commanda Bolisiya
Sheekh Cabdi Qani Qardhaawi oo ka hadlay dilkii Sh C/qaadir Nuur Faarax
(February 26, 2013)
Minneapolis:-Sheekh Cabdi Qani Qardhaawi oo ah imaamka Masjdika Shaafici ee magaalada Minneapolis ayaa waxaa uu ka halay dilkii Sh C/qaadir Nuur Faaraxiyo taariikhdii uu dacwada ka soo maray .Sheekh
Wasiirka arrimaha gudaha ee DFS oo ka waramay booqashadiisii magaalada Kismaayo.[Dhagayso]
(February 26, 2013)
Muqdisho:-Wasiirka oo isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo ay shalay Kismaayo tageen, ayaa sheegay in xaaladda Kismaayo ay wanaag san tahay, isla markaasna lagu hesheeyey inay sii socdaan wada hadallada. S
Wafdi uu hogaaminayo Safiirka dalka Britain Matt Baugh oo gaaray Garoowe
(February 26, 2013)
Garoowe:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowllada Puntlland Wafdi uu hogaaminayo safiirka Dalka Engriiska u qaabilsan dalka Soomaalia Matt Baugh , Wafdiga safiirka ayaa waxaa Garo
Madaxweynaha Puntland oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda BBC-da.[Dhagayso]
(February 26, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda BBC-da qaybta Afka-Soomaaliga ayaa waxaa uu a waramay howl galo ay ciidanka Amaan ka Puntland ay ku soo