Yaa dilay Cusmaan ina cafaan A.K.R.N? Qaybtii 2aad
(February 28, 2013)
C/llaahi ina Saba’ iyo kooxdiisii waxay sii labajibaareen kicintii iyo abaabulkii, waxayse gun iyo caar bixisay sanad kii 33aad ee hijriyada markii Al-ashtar Al-nakhaci uu uruursaday rag tobaneeyo a
Nadwo diini oo caawa ka dhacaysa Masaajidka weyn ee Jaamic Al- huda ee magaalada Hargeysa
(February 28, 2013)
Hargeysa :-Waxa  caawa oo jimce ah ka dhacaysa Masaajidka wayn ee jaamic AL- HUDA ee xafada kaalinta sideedaad ka qabsoomi doonta NADWO cilmiyeed diini oo ay ka qayb gali doonaa culimo iyo ducaad ku
Daawo Ciidamada AMISOM qaabkii ay u galeen Buur-hakaba gobolka Baay
(February 28, 2013)
Buur-hakabo:-Ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS ayaa shalay la wareegay  degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay ka dib markii ay kooxda al-Shabaab isaga baxeen Degmadaas .Ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS ayaan
Sh Axmed Maxamed Islaan (Sh Axmed Madoobe ) oo ka hadlay Shir ka furmay Kismaayo
(February 28, 2013)
Kismaayo:-Waxaa ka furmay maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose shir in muddo ahba qabanqaabadiisu ay socotay kaas oo Maamul gobaleed loogu sameynayo  gobollada Jubbada Hoose, Jubbada
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo hambalyo u diray ciidanka DFS oo la wareegay Buurhakabo
(February 28, 2013)
Muqdisho:-Raisulwasaaraha DFS  Cabdi Faarax Shirdoon ayaa hambalyo u diray ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ka dib markii ay kooxda ALShabaab ka saareen Degmada Buurhakabo Gobalka Baay wuxuuna Sheegay in
Shirkii Golaha Wasiirada ee DFS oo kulmay maanta (Warsaxaafadeed)
(February 28, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo kula kulmay Villa Soomaaliya ilaa 60 Garsoore
(February 28, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan xassaasi ah Madaxtooyadda kula qaatay ilaa 60 Garsorayaal oo ka kala socday Maxkamada Sare, Max
Shirkii maamul u samaynta Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo oo ka furmay Kismaayo
(February 28, 2013)
Kismaayo:-Waxaa saaka si rasmi ah uga furmay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose Shirkii maamul u samaynta Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo. Shirka ayaa saaka waxaa ergooyinka ka qayb gal