AlJazeera oo Wareysi Xasaasi la yeelatay Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxmuud (Daawo)

February 3, 2013 - Written by

xasanLondon:-Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa wareysi la yeeshay Tv Al-Jazeera oo ay xaruntiisa tahay dalka Qadar wareysi Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa la weydiiyey su,aalo xasaasi oo ay ka mid tahay xaalada Amaanka ee dalka Soomaaliya iyo amaanka in aysan dowladiisa si buuxda u hanan waxaana tusaale ay u soo qaadatay wariyaha AlJazeera Qaraxii ka dhacay Villa Soomaaliya.
2-Kufsiga ka socda dalka gaar ahaan Muqdisho ayaa wax laga weydiiyey 3-waxaa kale oo Madaxweynaha wax laga weydiiyey gobalada aysan gacanta ku hayeynin dowladiisa sida Kismaayo ,gobalada Dhexe,Puntland iyo Somaliland.4-waxaa sidoo kale wax laga weydiiyey dilalka wariyaasha ee magaalada Muqdisho

Madaxweynaha DFS Xasan sheekh Maxmuud ayaa sheegay in dhibka Soomaaliya uu soo socday mudo dheer isaga uu joogo mud 5bilood ah dowladiisana ay dadaal wado ay wax uga qabaneyso dilalka gaadmada ah ,kufsiga iyo amaanka .

Hoos ka Daawo Wareysiga Madaxweyne Xasan Sheekh la yeelatay Tv Al-Jazeera.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. ilahoow ceeb ha noo dilin waxan waa wax akhro iyo aduunyo-foolxuma ah mooryaantan somalida nala sheeganeyso oo wax kufsaneyso

Leave a comment

*