Ardayda Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Buuhoodle oo ku baaqay in culumada la difaaco (Dhageyso)

February 19, 2013 - Written by

114Buuhoodle:-Ardayda dhigata jaamacada bariga afrika faraceeda magaalada Buuhoodle gaar ahaan kuliyada shareecada iyo daraasaadka islaamiga oo shir saxaafadeed ku qabtay xarunta jaamacada ee magaalada Buuhoodle ayaa bulshada soomaaliyeed iyo ardayda dhigata jaamacadaha dalka ugu baaqay inay la dagaalamaan fikirka lagu banaysanayo laynta culumada soomaaliyeed waa sida ay hadalkooda u dhigeene.

Waxaana ugu horeynba ardaydani ay tacsi u direen eheladii, asxaabtii, iyo umadda soomaaliyeed ee uu ka baxay alle ha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay jimcihii aynu soo dhaafnay magaalada Garoowe.

Hoos ka dhagayso warbixin arintaas la xidhiidha.

HALKAN RIIX DHAGAYSO

xigasho Horufadhi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,654 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>