Ardayda Soomaalida ee dalka Urdun/Jordan oo tacsi u diray Ehelada Sh C/qaadir Nuur

February 17, 2013 - Written by

tacsiAnagoo ah ardayda soomaalida ee dalka Urdun/Jordan wax ka barata waxaan leenahay ishu way ilmaynaysaa qalbiguna waa murugoonayaa orana mayno wax aan allah raali galinayn geeridaadana sheikh cabdulqaadiraw waa ka murugoonaynaa.

Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan umada soomaliyeed meelkastoo ay joogto, gaar ahaana eheladii iyo asxaabtii al-waalid sheikh cabdulqaadir nuur faarax, waxaan leenahay geeridu waa xaq cid walba waa haleelaysaa ,laakiin tan caalimku  waa xidig soo dhacay oo way ka naxdin badan tahay geerida  caamada , ilaahay sheekha naxariistii janno ha siiyo, ehelkiisa iyo umada soomaaliyeedna sabir ha ku arzaaqo.

Kuwa  ku dilay ama soo abuubulayna ilaahay aduunka ha ku fadeexeeyo umadana ha dhaafsho. Naadiga ardada soomaaliyeed ee Urdun/Jordan.

انا لله وانا اليه راجعون .ان لله ما اخذ وله ما اعطى وكل شئ عنده بأجل مسمى.

som_saj@hotmail.com  idb_saj@hotmail.com

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online