Culimada Soomaaliyeed oo mar kale ku baaqay in Al-shabaab aynu meel uga soo wada jeesano.[Akhriso]

February 22, 2013 - Written by

shaxmed Waxaa saaka ka soo baxay Xafiiska fulinta ee Ururka Al-ictsaam Bil-Kitaabi Wasunaha oo ay culimada dalka Soomaaliyeed intooda badan ay ku midaysan yihiin baaq ku socda Umadda Soomaaliyeed oo ku aadan Ururka Al-shabaab oo dil fool xun ugu geystay magaalada Garoowe gaar ahaan gudaha Masaajidka Badar ee magaalada Garoowe Sh Cabduqaadir Nuur Faarax, isagoo salaada casar ku jira 15/ 02/ 2013 iyagoona horay ugu dilay dad fara badan oo uu ka mid ahaa Sheekh Dr axmed Xaaji Cabdiraxmaan Allaha u naxariistee.

  Hoos ka Akhri Bayaan culimada ay baaqa ugu dirayaan Umada Soomaaliyeed

Halkaan ka eeg Baaqii-3aad ee culimadu ku baaqeen in Al-Shabaab aynu meel uga soo wada jeesano

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online