Daawo Ciidamada AMISOM qaabkii ay u galeen Buur-hakaba gobolka Baay

February 28, 2013 - Written by

amisomBuur-hakabo:-Ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS ayaa shalay la wareegay  degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay ka dib markii ay kooxda al-Shabaab isaga baxeen Degmadaas .Ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS ayaan la kulmin wax iska caabin ah waxaana ay saxaafada u soo bandhigeen maanta qaabkii ay ciidankooda u galeen Degmada Buur-hakabo.Al-Shabaab ayaa sheegay in ay xeelad dagaal uga baxeen Degmada Buurhakaba dagaalkana uu sii socon doono.

Hoos Ka daawo Muuqaalka ciidanka AMISOM iyo kuwa DFS oo gudaha ugu jira Degmada Buur-hakabo

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online