Dardaarakii ugu danbeeyey uu Sh C/qaadir Nuur ka jeediyey Jaamacada Bariga Afrika(Dhageyso)

February 21, 2013 - Written by

jaamacadBoosaaso:Ardayd ka mid ah ardayda dhigata Jaamacada bariga Afrika ayaa caawa soo gaarsiisay Halgan.net dardaarankii ugu danbeeyey ee uu Sheekh C/qaadir Nuur Faarax uu u jeediyey ardayda Dhigta Jaamaca Bariga Afrikaee uu  Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ka ahaa Macalin faraceeda magaalada Garoowe.

Walaasha nala soo xiriirtay ayaa codsatay in Nasiixadii Sh. C/qaadir Nuur Faarax u jeediyey in ay la qeybsato dhamaan ardayda Soomaaliyeed si loogu sii sugnaado Manhajkii iyo dacwadii uu waday Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waxayna culumada Soomaaliyeed ka cod satay meel walba in ay joogaan ay muujiyaan geesinimo iyo foojignaan.

Hoos Ka Dhageyso Dardaarankii iyo Nasiixadii ugu danbeysay uu Sheekh C/qaadir Nuur Faarax uu u jeediyey ardayda Jaamacada Bariga Afrika ee magaalada Boosaaso ka dib dilkii Sheekh Dr.Ahmed Xaaji C/raxmaan alaha u naxariisto dhamaantood

[audio:https://halgan.net/Mp3/naseexoguud.mp3]  Ama Halkan Mp3

Halgan.net

2 Comments so far

Leave a comment

  1. ilaahow kuunaxariiso qalbiga ayaad nadhaqaajisaya illahay waxaan kabaryaaynaa in ilaahay calaamad dag dag ah hakamuujiyo cidii amaratay dilka sheekha wiilasha yaryarka ah ee culimada laynaya illaahayow xaqa ku hanuuni kuwa falaaka foosha xun ee haldoorka umada lagu ugaarasanayo ee isqarinayo illaahow calaamad foolxun kamuuji aduunka kuciqaab illaahow amiiiiiiiiiiiiiiiin

  2. subxaana laah

Leave a comment

*