Dardaarankii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ka dib dilkii Sheekh Dr.Ahmed Xaji (Dhageyso)

February 18, 2013 - Written by

Sh-CqaadirBoosaaso:-Sheekh C/qaadir Nuur Faarax raximahulaah ayaa kalimad dardaaran ah jeediyey ka dib dilkii Dr.Ahmed Xaji C/raxmaan waxaana uu kalimadaas ka jeediyey Nadwo ay culumada ku qabteen Masjidka Al-Rowda waxaana nadwadaas horey u soo gudbiyey Halgan.net

 

Hoos ka Dhageyso dardaarankii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Raximahulaah ka dib dilkii Dr Ahmed Xaji C/raxmaan oo dhameystiran

[audio:http://www.masjidshaafici.com/audio/Boosaaso/naseexoguud.mp3] ama Halkan Mp3

Halgan.net
Boosaaso

34 Comments so far

Leave a comment

  1. mashaa aaaah ilahey ha unaxariisto culimada ku wii dileyna naartii
    hageeyo amiin ilaahow shabaab babi i alaahum mahalig shabaab
    ina rabaka labil mirsaad

  2. waxaan aad u xasuustaa maalinkii la joogay Qabriga Dr Axmed Xaaji hadalkii aadka u caddaa oo uu goobta ka jeediyey wuxuu cod dheer ku yiri (Shiikh Axmed Xaaji C/raxmaan yaadilay? markaasuu isagu ka jawaabay waxaa dilay Al shabaab waxaa dilay Amniyaadka annagana saas ayey noogu dhaar sanyihiin) dad badan ayaa hadalkaas shiikha dhibsaday oo is yiri shiikhu wuu deg deg degay, qaarkoodna toos bayba ugu tageen iyagoo leh shiikh hadalkaas waa ku deg degtay in la baaray ahayd laakiin dadkaasi dhammaantood maalmo kadib a
    yey u caddaatay in alshabaab shiikha dileen markaasaa dadweynuhu bilaabeen inay garawsadaan hadalkii shiikhu qabriga ka yiri weliba qaarkood shiikha ayey cafis waydiisteen maa daama ay ku canaanteen hadalkiisii caddaanta badnaa iyagoo dadku qiraya in shiikhu wax badan oo xog ah uu hayey.

    ilaahay haw naxariisto shiikha annagana bedel khayr hannaga siiyo

  3. ALLAHA UNAXARISTO MARKII IGU DAMBAYSA AYAAAN KAYAABAY ISIDUU BILDHACAYSA UGU EKAA MAALIN AY NAGU SOO BOOQDEEN DUGSIGA SARE EE OMAR SAMATAR EE MAGALADA GAALKACYO ILAAHAY WAXAAN UWAYDIIN JANADIISA KHAYR BADANA WAAAD KU TUHMAYNAAYE ALAHA FADLIGISA UGU DEEEEEEEQO JANADIISA ,WAXAAN KALOO XASUSTAA MADAXADARO LAGU QORAY OO MASJIDKA RAMADAAN EE MAGALADA GALKACYO NAGULA HADLAY WAXAN FILA INAY KUJIRTAY GALAYSIINTA IYO BANAYSASHADA DILKA MUSLIMIINTA ALLAHA ABAHAY DIMASHADIISINA UGAMA NIXIN SIDAN UGA NAXAY INSH ALLAHA DILKISU DAD BADAN AYUU KASO REEBIDOONAA DAMAWIYIINYA DALKA QARIBAY ,DADKIINA DHAMEYEY DACWDANA CAQABADA KUNOQDAY

  4. inaa lillahi inaa ileeyhi raajicuun

  5. Inaa Lillaahi wa,inaa ileyhi raajicuun. Alle ha,unaxariisto sheeqa. Samir iyo iiman Alle hasiiyo eheladii uu katagey iyo qarabatii. Ilaah hagaliyo Janatul firdows Bi,salaama sh Abdulqaadir Aamiin.

  6. Illaahay ha ina xariisto Sheikh(Waalidkeen) Abdiqaadir Nuur Faarax, kuwii dilayna Illaahay ha cidhibtiro.

  7. ilaahay haw naxariisto shiikh c/qaadir nuur faarax ilaaahayn janatul firdawsa hagaliyo anaga dabadii hana fidnayn ilaahayna haso qabto kuwa caadaystay dilka culumada ee diinta duulaanka ku ah ilaahay hafidiyo inta hadhay culimadeena

  8. xafidulaah shiikhunaa ilahay qabrika ha kuu nuuriyo ilahay kuwa uu qaabilay ilahay ha kugu daro cimrigaaka waxaad ku dhamaysatay cimaado suubsan shihiid wanaagsan

  9. ASALAMU CALAYKUM WARAHAMATULAH
    WAXAN SALAMAYAA WALALHA HALGAN KADIBNA DHAMAN DADKA MUSLIMINTA AH IYO GARAHAAN WALALHA AKHRISTA HALGAN. SALAN KADIB (INAA LILAHI WA INAA ILAYHI RAJICUUN) SHEEKH C/QADIR N FARAX ALLAHA UNAXARISTO, GADASHISNA HANAFIDNAYN YA ALLAH AMIIN.

  10. Alaah janadii hageeyo sheekha wixii dilkiisa kaqayb qaatayna Alaah waxan kabaryanaa inuu calaama kamuujiyo cimrigoodana dheereeyo.

  11. asc,allow janatul fardows gee,looga harimayo dhiigna ma haro kuwa diley sheikh waana kilaabu ahulu naar,looga haramayo dunida aakhirana maxkamed alle.ilaahow cimrigooda soo dadaji

  12. Ilaahaw kuu naxariiso fadhigaagana janatul firdawsal aclaa ka dhig eheladii iyo qaraabadii iyo waliba soomali wayna samir iyo iimaan kaa sii aamiin aamiin

  13. انا لله وانا اليه راجعون

    رحمها الله رحمة واسعة وأسكنهما فسيح جناته

    اللهم ابدلهم دارا خيرا من دارهم وأهلا خيرا من أهلهم وادخلهم الجنة واعذهم من عذاب القبر ومن عذاب النار .اللـهـم عاملهم بما أنت أهله ولا تعامله بما هم أهل .

    اللـهـم أجزهم عن الإحسان إحسانا وعن الإساءة عفواً وغفراناً.

    اللـهـم كانو حسنا فزدهم من حسناتهم

    اللـهـم أدخلهم الجنة من غير مناقشة ولاحساب ولا سابقة عذاب

    اللـهـم اّنسهم في وحدتهم وفي وحشتهم وفي غربتهم.

    اللـهـم أنزلهم منزلاً مباركا وأنت خير المنزلين .

    آمين آمين ,,,,.

  14. allaah ha u naxariisto shiikh cabdiqaadir nuur faarax
    naxariistii jano haka waraabiyo inagana dhamanteen gaar ahaana qooskii uu ka baxay shiikhu iyo culimadii dhamaan ay wada wadeen cilmiga iyo dacwada aaaamin aamin aamin

  15. Asalaamu caleeykum: Inna lilaahi wa inna ileyhi raajicuun Allaah ha uraxmado sheekh al calamah c/qaadir nuur faarax qabrigiisana ALLAH ha u waasiciyo runtii inbadan ayuu ka soo shaqeeyey dacwada gacan ka xaqdarana wey dishay janatul firdowso allah haka warabiyo.AMİİİN AMİİN AMİİN:

  16. Alla ha unaxariisto khaatumo wanagsan ayuu ku dhintay cadowga somaliyedana alla ha hoojiyo eheladii iyo qarabad iyo umada somaaliyeed waxan leeyahay samir iyo iiman dhamanteen

  17. shekh abdulqaadir waxaan ilaahey ugu barya inuu ka aqbalo dadaalkii dacwada diinta u soo hayey mudadii dheereyd, qabrigiisa ilaahey ha waasiciyo aamiin inshalaahu.

  18. sheekh abdulqadir nuur farax raximuhulaah maanta dhib maqabo waxaa dhib qaba kii dilay faras buu u noqonayaa uu fuulo insha allaah maalinta qiyaame dawacadii dishay sheekha baa hoog iyo halaag u sugnaaday.

  19. illahay ha u naxariisto jantul farwosana alle ha geeyo kitaabkisa midigta ha kasiiyo wax badan wa dar darmay illahay hanaga dhigo insha allahu isgana jasadiisa alle hasiiyo sacadul ijabo ayu ku dhintay atamana in an dariqada ku dhiman illahay hana garto inshha allahu wa tacala

  20. ALLAHA RAXMAANKA AH waxaan ka baryayaa inuu jahanama ku waariyo gacantii dishey iyo tii soo maleegtayba DILKII SH C/DIR NUUR FAARAX.

    ILLAAHAYNA HA KASHIFO

  21. illahow u naxariiso gacan ka xaqdaran ayaa dishay illahow qabriga u waasici

  22. Ilaah ha u naxariisto ilaah waxaan uga baryaa inuu Janatul farduusa uu geeyo. anagana ilaah nama fidneeyo Gadaashiis.

  23. Allah ha naxariisto Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax waxaan Ilaahey uga rajeyneynaa kheyr fara badan. Allah khaatumadiisa kheyr ayuu ka dhigey oo isaga oo Allah cibaadadiisa ku jiro ayaa cadowga Ilaahey dileen laakiin waxaa sharaf ah inuu Shahiid yahay oo uu u shahiidey inuu kalimadda Allah kor ka dhigey kalimadda kufriga iyo bidciyiinta hoos ka dhigo si qofkii Allah uu hoojinaayo uusan u dhihin hanuun iima imaanin marka aakhiro la yimaado ee khawaarijtu la weydiiyo oo la dhaho markaad hawadiina aad diinta ka dhigateen culumo rabbaaniyiin oo Allah diinta idin marta ma Helin miyaa markaad xaaraanta aad xalaashaneyseen sida dilka, dhaca iyo boobka iyo kufsiga. Allahoow waxaan hortaada ka marqaati fureynaa in culumadda oo uu ugu horeeyo Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax inay balantii Allah ay oofiyeen oo diintaada ay gaarsiiyeen umadda ilaa tii Allah uga timid oo mowdku uu yimid.

  24. Asalaamu caleeykum: I laha waxaan ugurajeeyneeynee naxariisti Jano, qofwalibana wuu dhimanayaa Laakiin. Kiidilay ayaa manta dhibqabo, walaalayaal aan uduceeyno shiikheena inshallah, alaah lowlaadi uukatagayna ilaah haaxifdiyo.

  25. ALLAH HA U NAXARIISTO ILAHEY HAKA JASIYO JANATU FIRDOWSA AMIN AMIN AMIN

  26. asc www sln kadib waxan halkaan uga dirayaa tacsi tiraanyo leh umada musli miinta dhamaan tood gaar ahaan umada soomaaliyeed waxaa leeyahay inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajicuun kuwa umada ku sooduulay umada muslimiinta ilahay hanaga qato ayaan leenahay

  27. Inna lilaahi wa inna ileyhi raajicuun Allaah ha uraxmado sheekh c/qaadir gacameey qabrigiisana ALLAH ha u waasiciyo runtii inbadan ayuu ka soo shaqeeyey dacwada gacan ka xaqdarana wey dishay janatul firdowso allah haka warabiyo.

  28. sheekh c/qaadir anoon kuhayb ahayn ayaan ilahay dartiis u jeclahay walaahi hadalkiisu wuxuu ku xasuusinayaa nebiga scw iyo khayaral umah alow uu naga raystaa sheekh c/qdir oo adunyo uga raaxee aamiin alow anana jidkii wanagsana ee uu umada ugu yerayay nagu dil

  29. Allah haunaxaristo shakhunaa alfaadil

  30. aloow kuu naxariiso qabrigaaga alaha ha nuuriyo aloow waxii ka dambeeyey wadaadkan dilkiiisa iyo kii diley ilaahoow calaamad ka soo saar rabiyow ilaahoow adaa jira rabiyow calaamad ka soo bixi ilaahoow janadal firdowsa ka waraabi ilaahow adigaa rabigeena rebiyow waxii ka dambeeyey dilkiisa rabiyow halaag u keen aaaaaaaaaaaaaamin wada dhaha walaalayaaloow muslimiintta aamin wada dhaha dadkii ka dambeyey wadaadka muminka waxii ka dambeeya ilaahoow dhulka ladumi

  31. Sh. Cabdulqaadir Allah s.w ha u naxariisto. Kuwii dilayna Allah s.w waxaan ooga baryaynaa in uu Ciqaab dag dag ah oo aduunyo ku soo Daayo. Akhirana Allah s.w ku Cadaabo.

    Midakale Somalay Cidda Culumada dilkooda ka dambeysa waa inoo cadyihiine aanu u Ugaarsano siday Birmagaydada nooga ugaarsanayaan. Dagaalkey noo iclaansadeen aan u iclaansanno. Meelwalba oo lagu arko yaanan lagu cafin. Inta dhariiqadaan khawaarijta laga baabi’inaayo.

    Waxaan hadalkeyga ku soo koobaya: Hala bartilmaameedsado Raga Awaamirtani ka imanayaan, Oo madaxdooda ah sida Ina Godane iyo Amniyaadka golahiisa Fulinta لماذا قتلوه قتلهم الله

  32. allah ha unaxarıısto shuyuukhdayada anaga ıllahay hanaga sııyo samır ıyo iimaan masiibadaa nagutimi allah hanaga arsaaqo

  33. raximakaallhu yaa shahiidul salaaaah wax badan dacwada waad uso qabatay

  34. ala ha unaxariisto sheekha ku wii dilayna alla hasoo qabto

Leave a comment

*