Golaha dacwada ee Al-bayaan oo Nadwo ka qabtay dilka Sheekh. C/qaadir Nuur Faarax. [Daawo Video]

February 21, 2013 - Written by

Golaha dacwada ee Albayaan ayaa waxay habeen hore ku qabteen magaalada Captown waxaana nadwada ka qeyb galay qaar ka mid ah culumada iyo ducaada dalka S.Afrika.Nadwada ayaa waxaa diirada lagu saaray dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax raximahulaah oo lagu dilay magaalada Garoowe

Hoos ka Daawo Nadwadii lagu qabtay magaalada Captown.

Qaybtii 1aad Nadwadii Cape Town ee Dilkii Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax

Qaybtii 2aad Nadwadii Cape Town ee Dilkii Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax

Qaybtii 3aad Nadwadii Cape Town ee Dilkii Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax

1 Comment so far

Leave a comment

  1. muxaa darada 1aad waa jeediyay sh/cxabdulaahi cabdi ibraahim imaamka masjidu sunnah ee cape tawn.
    tan labaadna waa SH/ Maxamuud maxam Adar.
    kalimadda sadexaadna sh/Xuseen xasan cusmaan xuseen shibis

Leave a comment

*