Gudoomiyaha guddiga fulinta ee kooxda Ahlusunah oo ku geeriyooday Muqdisho

February 13, 2013 - Written by

breakMuqdisho:-Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow oo ahaa  gudoomiyaha guddiga fulinta ee kooxda la baxday Ahlusunah Waljamaaca ee gobolada dhexe .Xeefow ayaa waxaa xalay ku soo booday xanuun waxaana saaka la keenay magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha guddiga fulinta ee kooxda la baxday Ahlusunah Waljamaaca ee gobolada dhexeMaxamed Yuusuf Xeefoow ayaa waxaa uu qabay xanuunka sokorta sida qaar ka mid ah eheladiisa ay u xaqiijiyeen warbaahinta.

Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka ee DFS ayaa xaqiijiyey geerida Sheekh Maxamed Xeefow waxaana uu tacsi u diray dhamaan qaraabada iyo ehelada uu ka geeriyooday Sheekh Xeefow.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online