Islamiska Sunni Center Göteborg iyo Sheekh Yuusuf Ahmed oo tacsi u diray Sh C/qaadir Nuur

February 19, 2013 - Written by

tacsiSweden:-Maamulka Sunni Center iyo Sheekh Yuusuf Ahmed ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland waxaana ay tacsida u qorneyd sidan.

Maamulka Markazka Sunni Center ee magaalada Gothenburg  ee xarunta labaad ee dalka Sweden  iyo dhammaan  dadweynaha somaaliyeed ee Magaalada  Gothenborg  ,waxay tacsi Murugo  leh u dirayaan dhammaan ehelada Shiikh Cabdulqaadir Nuur  Faarax , culimada somaliyeed, ardaydii wax ka baraneysay ,dhamaan ummada Somaaliyeed iyo guud ahaan ummada muslimiinta dilkii waxashnimada ahaa ee  loogu gaystay shiikha masjidka Bader ee magaalada Garoowe.

Ilaahey waxa aan ugu baryeynaa inuu ka aqbalo shahaadadiisa,jannadii fardowsane ku arsaaqo,annagane gadaashiisa uusan na fidneyn.

Maamulka Masjidka Islamiska Sunni Center Gothenburg

Aden Ibrahim Malaaq

Hoos ka Daawo Tacsida ay dirayaan culumada iyo Maamulka Islamiska Sunni Center Göteborg.

Maamulka Islamiska Sunni Center Göteborg
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online