Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester oo tacsi u direysaa marxuum Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sokor

February 1, 2013 - Written by

tacsiLeicester:-Dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Leicester iyo agagaarkeedaba waxa ay tacsi u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed geeridii naxdinta laheyd ee ku timid marxuum Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor oo ku geeriyooday magaalada Nairobi. Jaaliyaddu waxa ay tacsidaan gaarsiinayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuumka iyagoo Allaah uga baryaya in uu naxariistii janno ka waraabiyo ehelkiisana samir iyo iimaanba ka siiyo.

Geeridu waa xaq naf walbaana wey dhadhamineysaa ee Allaha inaga dhigo kuwii ku waano qaata.

Tacsida waxaa diraya

1-    Yaasiin Daahir Muuse

2-    Suldaan Cabdiraxmaan Aadan Dude

3-    Cabdi Maxamed Tarax

4-    Cabdullaahi Suudi

5-    Maxamed Cabdixaliim

6-    Jaamac Shiikh Cusmaan

7-    Cabdullaahi Muuse Guuto

8-    Axmed Cali Bete

9-    Cabdi Hiloowle

10- Xasan Nuur

11- Cali Cashuur

12- Axmed Guufe

13- Cali Dhoore idiriis

14- Cali Maxamed Cismaan – Cali Gacameey

15- Cabdullaahi Maxamuud Dhunkaal

16- Cabdullaahi kooshin

17- Maxamed Xasan

18- Cabdiraxmaan Cali Cumar

19- Cabdiraxmaan Guuleed Shiino

20- Cismaan Cumar Boqor

21- Farxaan Cali Nuur

22- Burhaan

23- Xasan Oslo

24- Xasan Sablaale

25- Siciid Amesh

26- Warsame Beeldaaje

27- Suldaan Cabdifataax Guure

28- Cabdisalaam Yuusuf Teetano

29- Maxamed Jaamac

30- Siciid Yuusuf

31- Maxamed Yuusuf

32- Cabdi Daahir Sodonle

33- Cabdirisaaq Biino

34- Aadan Guhaad

35- Shukri Siciid Daahir

36- Ustaad Maxamed Saalax

37- Cabdikeyf Bashiir Faarax

38- Sucaad Ceygaag

39- Xaliimo Saalax

40- Fowsiyo Cartan

41- Heykal Cabdullaahi

42- Raage

43- Liibaan Xirsi

44- Maxamuud Isqasaal

45- Siciid Shabeele

46- Cabdirishiid Qandala

47- Cabdirishiid Beeldaaje

48- Cali Timoyare

49- Maxamed Yaasiin

50- Cabdulqaadir Yaasiin

51- Mustafe Qeyliye

52- Cabdisamad Qeyliye

53- Cali Maxamed Ciise

54- Cabdicasiis M Ciise

55- Maxamed Indhoyare

56- Sahra Yuusuf Jaamac

57- Faadumo Jaamac

58- Jamaal Siciid

59-  Iyo qaar kale oo badan

By: – Cabdixakiim Jaamac Jooje

Leicester UK

 

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online