Kafaalo Magazine 2013 waa magazine Soomaaliyeed oo ka hadlaya mawduucyo Muhiim ah

February 10, 2013 - Written by
bog1Norway:-Kafaalo Magazine 2013 waa magazine Soomaaliyeed oo ka hadlaya mawduucyo wada taabanaya qofka noloshiisa oo ay kamid yihiin culuumta sayniska, taarikhda, dhaqaalaha ganacsiga iyo culuumta bulshada, sida xoojinta iyo xakameynta dareenada qofka ee la xiriira culuumta nafsiga. Daabacaadii 2012 waxaa lagu falanqeeyay Soomalida ku dhaqan Yurubta Galbeed tiro ahaan iyo tayyo ahaan. Meesha daabacadaan 2013 lagu lafa guray mawduucyadaas aan kor kuxusnay.
Halkee ka heli kartaa?
  1. Xafiiska Kafaalo Oslo (tel +47 21 64 68 15), ama mobil +47 94438633, kadib postada kuusoo dhigaynaaMaktabadaha iyo dukaamada Soomaalida wadamo badan Yurub Maktabadaha (Libraries) wadamada Scandivian-ka hadaad u sheegto inaad ubaahan tahay, way kuu soo dalbayaan.
  2. Waxaad ku heli kartaa online inaad si toosa ugu akhrisato qaab joornaal, adigoo bogagiisa rogan kara, guji linkiga hoose
http://www.joomag.com/magazine/kafaalo-magazine-2013/0788273001359828307

Maamulka Kafaalo
Norway
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online