Khatarta Dunuubta oo la fududeysto Sheekh Xasan Ibraahim Ciise (Dhageyso)

February 4, 2013 - Written by

alhidaayaNairobi:-Waxaan idiin so gudbineynaa Muxaadaro uu Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahulaah uu ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi Sheekh Xasan ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uga hadlay khatarta ay leedahay in la fududeyso dunuubta.

Sheekh Xasan Ibraahim Ciise ayaa uga digay dadka muslimiinta ah in ay fududeystaan  dunuubta taas oo ay ka dhalan karo ciqaab degdeg ah oo ka yimaada xaga alle subxaanaho watacaalaa.

Hoos ka Dhageyso Khatarta ay leedahay in la fududeysto dunuubta Sheekh Xasan Ibraahim Ciise xafidahulaah.
[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/dt91wng37a/dunuubta_oo_la_fududesto_sh_xasan_ibraahim_001.mp3]
Ama Halkan

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net

2 Comments so far

Leave a comment

  1. Maasha Allaah Sheikhena Allaah ha Inoo Xafido Aamiin Wslalaha Hlgan.net Miisankina Akhiro Allaah Ha I DIN Saaro Aamiin Ya ALLAAH

  2. asalaamu caleeykum maashaa,allaah sheekh xasan ibraahiim kheer iyo wanaag allaha u jazeeya aakhirna waxaan rabi uga baryaayaa janatul aclaa allow ku xifdi sheekheena.
    walaalayaal mala ogolyahay in la dawnload gareesta hadii la ogolyahay sideen loo sameyn karaa??? jazaakumullaahu kheer

Leave a comment

*