Khubadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic (Daawo)

February 2, 2013 - Written by

logo4Minneapolis:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimacaha ee Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic (AAIC) waxaana khudbada jeediyey Sheekh Abdirahman Sh Omar xafidahulaah waracaah. Waxaana uu Sheekhu ka hadlay geerida labadeeda qeybood mida qofka Muminka iyo mida qofka xun.

Sheekha ayaa tusaale u soo qaatay sida Nabi Mohamed(SCW) Alle (SWT) uga magan geli jiray geerida xun, uguna dar daarmi jiray dadka inay badiyaan xusuusta geerida. Sidoo kale sheekha ayaa tusaale usoo qaatay Nabi Ayuub (CSW) iyo ducadii Cumar Bin Khadhaab uu ku duceysan jiray.

Sheekh Abdirahman Sh Omar xafidahulaah waracaah wuxuu sidoo kale ka hadlay dhinacyo badan oo la xiriira ciwaanka ama mowduuca, taasoo runtii gilgilaysa quluubta qofka muminka  uguna filan waano.

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic ee Minneapolis Sheekh C/raxmaan Sheekh Cumar.

Mohamud Ahmed Guled (Suheyb)
Executive Director Abubakar As-Saddique Islamic
(AAIC) 2824 13th Ave South Minneapolis,
MN 55407 612-871-8600 Ext:3 Cell: 612-423-1176 Fax: 612-436-0259
Email:aaic@abuubakar.org

4 Comments so far

Leave a comment

  1. asc wr wb
    masha allaah ilahow culumada noo xifdi

  2. asc wr wb
    mashallah ilaahow culumada noo xifdi

  3. Mashaa allah shiikha alle ha barakeeyo Cumrigiisa ha u siyaadiyo

  4. MaashaAllaah, waa khudba aad uwanaagsan, ilaahow culimada noo xifdi, mawtul qaflona hanagu dilin ilaahow anagoo toosan nadil YAA RABB.. Amiin

Leave a comment

*