Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi Sh.C/waaxid Xassan(Dhageyso)

February 8, 2013 - Written by

alhidaayaNairobi:-Waxaan idiin so gudbineynaa khudbadii Jimce ee maanta uu Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ka jeediyey Sheekh Cabdiwaaxid Xassan, Sh. Cabdiwaaxid   ayaa waxaa uu khubadiisa uga hadlay fadliga iyo barashada cilmiga sharciga ah , ahmiyada uu leeyahay iyo in loo baahan yahay in loo deg dego barshada cilmiga. Shiikh  Cabdi waaxid Xassan ayaa waxaa uu dadkii dhagaysnayey khubada waxaa uu xasuusiyey khatarta ay leedahay aduunyada loona baahan yahay in loo diyaar garoobo maalinta Qiyaamaha,

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee maagaalada Nairobi Sh.C/waaxid Xassan
[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/06ny6lszy7/khudbaa_jiaca_masjid_hidaya_nerobi_sh_cabdulwaaxid_xasan_imaamka.mp3]
Ama Halkan

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net, Nairobi

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online