Maamulka,Culimada, Macalimiinta iyo Ducaad Masjidka Abubakar As-Saddique oo tacsiyeeyey dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax

February 17, 2013 - Written by

Minneapolis:-Anagoo ah Maamulka, culimada, Macalimiinta iyo odayaasha Soomaaliyeed ee kusugan Minneapolis, Minneasota USA waxaan ugu tacsiyeynaynaa ummadda Islaamka guud ahaan, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed dilkii  naxdinta waynaa ee loo gaystay Caalimkii iyo geesigii waynaa ee cimrigiisa ku dhamaystay fidinta dacwada Islamka  Sh. Cabdul-Qadir Nuur Faarax. Waxaan Allah ugu baryaynaa inuu ku abaal mariyo Janadiisa Firdowsa, ummmadana siiyo badiil iyo rag sidiisii oo kale ugu halgama dacwada Islamka iyo cadeenta xaqa hogaamiyana dacwada. Amiin

1. Marka aan eegney xaalada uu kudhintey waxaan ubaryeenaa inuu Shahiid noqdo.

2. Waxaan sidoo kale Allah baryeenaa in dilkiisa noqdo mid soo afjara dilka iyo gaadmada lagu hayo Culimada Diinta oo ay unoqota Shacabka Soomaaliyeed mid kubaraarujisa difaaca Culimadeeda.

3. Waxaan taageereyna inay culimada Soomaaliyeed meel cad ka istaan dilalka noocaan oo kale ah oo loo  adeegsado magaca Diinta.

Magacyada Culimada iyo Ducaada diray Tacsida 1. Sh Abdirahman Sh Omar

2. Sh Abdirisaq Nur Xashi

3. Sh Abdullahi Ibrahim

4. Sh Mohamed Shucayb

5. Mohamud Ahmed Guled(Suheyb)

6. Abdirshid Barre Muse

7. Abdirisaq Farah

8. Mohamed Abdisalad

9. Muqtar Abdirahman

10. Omar Dhaqane

Mohamud Ahmed Guled (Suheyb) Executive Director
Abubakar As-Saddique Islamic (AAIC) 2824 13th Ave
South Minneapolis, MN 55407 612-871-8600 Ext:3
Cell: 612-423-1176 Fax: 612-436-0259 Email:aaic@abuubakar.org

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,400 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>