Madaxweynaha DFS oo qaabilay Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

February 13, 2013 - Written by

kulanMuqdisho:-Madaxweynaha DFS ayaa maanta xafiiskiisa Villa Soomaaliya ku qaabilay Maxamed Saalax Anadif  Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya waxayna ka wada hadleen xaalada dalka iyo howlgalada ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM.

Kulanka saaka dhexmaray Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wakiilka midowga afrika u qaabilsan soomaaliya Maxamed Saalax Anadif  ayaa waxaa uu ahaa mid ay albaabada u xiran yihiin waxaana kulankooda diirada ay ku saareen  arimo  ay kamid ahaayeen howlgalka AMISOM  iyo xalkada amniga ee dalka.

Kulanka labada Masuul markii uu soo idlaaday ayaa waxaa saxaafada la hadlay Wakiilak Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Saalax Anadif  ayaa sheegay in waxbadan ay ka wada hadleen madaxweynaha DFS ayna fulin doonaan dhamaan qodobadii laga wada hadlay wuxuuna si rasmi ah u sheegay in Xafiiskiisa uu u soo guuray magaalada Muqdisho.

Sarkaal u hadlay DFS ayaa sheegay in kulanka dhexmaray Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxmuud iyo Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Saalax Anadif looga hadlay sidii dardar loo galin lahaa howlgalada ay ciidanka AMISOM iyo DFS ka wadaan Soomaaliya.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online