Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sh Maxmuud oo la kulmay David Cameron (Masawiro)

February 4, 2013 - Written by

kulanLondon:-Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta kula kulmay magaalada London ee xarunta dalka Britain Raisul wasaaraha dowlada Britain David Cameron labada Masuul ayaa waxay ka wada hadleen arimaha Soomaaliya waxaana ay dowlada  Ingriiska sheegtay in ay lacag ugu deeqday DFS .

Labada Masuul ayaa sidoo kale waxay ka wada hadleen shirka lagu qaban doono magaalada London kaas oo  looga hadli doono arrimaha Soomaaliya kaas oo dhici doona bisha May 2013.

Kulanka Madaxweynaha DFS iyo Raiisul Wasaaraha dalka Britain David Cameron ayaa ku soo beegmay iyada oo maanta ay dowladda Britain ku dhawaaqday in DFS  ay ku caawin doonto adoon dhan $5milyan oo Dollar.

Dowladda Britain ayaa sanadkii hore waxay dib uga furtay magaalada Muqdisho safaaradeedii waxaana ay u dirtay safiir kaas oo xiriirin doona DFS iyo dowlada Britain.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online