Madaxweynaha JFS oo maanta ka qeyb galay shirka Ururka Islaamka (Masawiro)

February 6, 2013 - Written by

DSC_9494Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qeyb galay shirka Ururka Islaamka (OIC) oo ka furmay caasimadda Qaahira.

Madaxweynaha ayaa kulamo gooni gooni ah la qaadan doonaa madaxda dalalka Islaamka ee kasoo qeyb-galay shirka.Talaabadan ayaa qeyb ka ah aragtidda Madaxeynaha ee ku aadan xoojinta ay dowladda Soomaaliya la leedahay dalalka beesha caalamka. Dowladda Soomaaliya ayaa xooga saraysa in ay xiriir wanaagsan la yeealto dalal fara-badan .

Waxaa kulankaan ku wehliyo Madaxweynaha R/Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimahha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Fawziyo Yusuf Aadan,Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax Sh. Cabdul-Qaadir, iyo Wasiirul Dowlaha Wasaaradda Arimaha Dibadda Mudane Dr. Maxamed Nuur Gacal. 

Malik Abdalla
Agaasimaha Warfaafinta
Villa, Somalia, Muqdisho

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online