Madaxweynaha JFS oo tacsi u diray Eheladii Xildhibaan Sheekh Nuur Cali Aadan

February 14, 2013 - Written by

xasanMuqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr.Xassan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu u tacsiyeynayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed, Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan qoyskii,asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariisto Marxuum Xildhibaan Sheekh Nuur Cali Aadan oo xubin ka ahaa Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa wuxuu ku tilmaamay Xildhibaankii geeriyooday inuu ahaa Xildhibaan kasoo qeyb qaatay nabadeynta iyo dib u dhiska Qaranka Soomaaliyeed. Wuxuuna Alle uga baryayaa inuu Janatul Fardawsa ka waraabiyo anagana iyo eheladiisana samar iyo iimaan naga wada siiyo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud tacsi u diray Eheladii Xildhibaan Sheekh Nuur Cali Aadan

AAMIN, AAMIN,AAMIN.

Communication Office
Office of the Somali President
Mogadishu, Somalia

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online