Madaxweynaha Puntlland oo la kulmay wafuud ka socotey Safaaradaha Sweden iyo Britain

February 6, 2013 - Written by

Madxweynaha_iyo_wafdiga_SIDAGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta 06 February,2013 ku qaabiley xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe wafuud ka socotey Safaaradaha dalalka Sweden iyo Britain ay ku leeyihiin dalka Kenya.

no images were found

Kulanka uu Madaxweynuhu la yeeshay Safiirada Sweden iyo Britain ayaa waxaa ku weheliyey Wasiiru dowladaha Sharciga Madaxtoyada Gen.Yuusuf Axmed Kheyr iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtoyada Dr.Jaamac Warsame Jaamac

Kulanka dhexmaray Madaxweynaha Puntlland Safiirada Sweden iyo Britain ayaa waxaa looga hadlay arrimaha ay ka mid yihiim Hirgelinta nidaamka Dimqoraadiyada Puntland  sugida amniga  arrimaha Federaalka iyo dhinac gargaarka bini’aadanimo.

Communications Office

The Puntland Presidency
Office: +252 90 — 794312 / 794040 / 794776 / 794597 / 799128
Garoowe , Somalia

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online