Markaska Helsinki Islamic Center ee masjidka Al-hudaa ee Finland oo tacsi diray

February 17, 2013 - Written by

Finland:-Culumada,ducaada,maamulka iyo daweynaha Markaska Helsinki Islamic Center ee maskidka Al-hudaa ee dalka Finland waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ehaladii, culumada, asxaabtii, dhamaan ummada Somaaliyeed iyo guud ahaam um,ada muslimiinta dilkii waxshnimada ahaa ee 05/04/1434/15/02/2013 loogu gayastay masjid Bader ee magalada Garoowe Sh Abdulqadir Nuur Farax Alle ha naxariistii ha geeyee.

Waxaan kale oo Alle ugu baryaynaah in Alle ka dhigo Shiikha shahiid, umada iyo dadka uu ka tagayna samir iyo iimaan Alle ka siiyo. Waxaan kale oo Alle ka baryaynaa in  kooxdaan caadaystay dilka culumada,indheergaradka,cuqaasha iyo aqoonyahnada in Alle ka soo saaro calaamad deg deg Sh Abdulqadirna uu noqdo qofkii ugu danbeeyay oo gacantooda ku baxa.

 Gudoomiyaha Markazka Al-hudaa
Ismaaciil Muuse Seeraar

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,402 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>