Markazka Al-Tawfiiq Oslo oo tacsi u diraya eheladii Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax

February 18, 2013 - Written by

MasjidTawfiq1Oslo:-Maamulka markazka Altafwiiq ee magaalada oslo ee xarunta dalka Norway  iyo dadweynaha TIS Oslo,waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ehelada shiikha,  culumada somaliyed, asxaabtiisa, dhamaan ummada Somaaliyeed iyo guud ahaan um,ada  muslimiinta dilkii waxashnimada ahaa ee 05/04/1434/15/02/2013 loogu  gaystay masjid Bader ee magalada Garoowe Sh Abdulqadir Nuur Farax (Gacaneey)Alle janadda ha geeyee.

Waxaan kale oo Alle ugu baryaynaa in Alle ka dhigo Shiikha shahiid,  umada iyo dadka uu ka tagayna samir iyo iimaan Alle ka siiyo.

Maamulka Masjidka Tawfiiq islamisk Center
Bile cali.

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online