Masjidka Alsaxaaba ee Edmonton oo tacsi u diray Sh C/qaadir Nuur Faarax

February 21, 2013 - Written by

maqaal-jhImaamka Masjidka Saxaaba, Culimada iyo Ducaada magaalada Edmonton, maamulka masjidka, Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaaladan Edmonton, dhamaantood waxay ka tacsiyaynayaan  iyagoo ka tiiraanyaysan dilki dhagarta ahaa ee loo geestay Sheikh Abdulqaadir Nuur Farax. Sheikha waxaan rabbi uga baryeenaa inuu hooygiisa ka dhigo Janatul Firdaws,  eheladi uu ka tagay iyo dhammaan umadda Soomaaliyeedna uu sabir iyo silwaan siiyo.

إنا لله وإنا إليه راجعون

Gudiga Maamulka masaajidka Saxaaba

Sheikh Osman Haji Madad –  Imaamka Masjidka Saxaaba

Dr. Sheikh Mohamed Sh. Cabdullaahi

Sheikh Maxamuud Sh. Cabdiraxmaan

Sheikh Osman Xaashi.

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online