Mutamarkii Dhalinyarad ee Danmark oo ka bilaaban doona magaalada Odense

February 20, 2013 - Written by
ogeysiisOdense:-Waxaa loogu bishaaraynayaa dhalinyarad Soomaaliyeed ee degan dalka Denmarka  in la qaban doono dowradii 4aad ee dhalinyarad Soomaaliyeed loo qaban jiray waxaan ka soo qayb gali doona culimo aqoon iyo khibradba u leh qaabka ugu haboon ee dhalinyarada looga haqabtiro diintooda  iyadoo culimada ka qayb galaysa dowradaan ay yihiin kuwa khibrad durugsan u leh da’yarta Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha ama dalalka reer Galbeedka. Halkaan ka akhriso Jadwalka Mutamarka magaalada Odense
 
Hoos ka eeg ogeysiis ku saabsan dowrada dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalka Danmark

 
Masjidka IQRA
Tel.004550423856
 

1 Comment so far

Leave a comment

  1. asc walalayaal waxaan dhaganahay wadanka belgium, ma imankari muctamarka
    marka muu jiraa tvchannel ama wepsite lagala soconkaro muctamarka.iso shega hadhii ay jirto.jazakumulah.

Leave a comment

*