Ogeysiis dhammaan bulshada Soomaaliyeed ku nool Yurub.[Xawaaladda TAWAKAL EXPRESS]

February 2, 2013 - Written by

tawakalLondon:-Waxaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Yurub lagu wargelinayaa in Shirkadda Xawaaladda TAWAKAL EXPRESS ay ka heshay Yurub sharci ay dhammaan waddamada Yurub xawaaladda ka diri karto. Haddaba ganacsatada iyo dadweynaha waxaa lala socodsiinayaa in ay la xiriiraan shirkadda laamaheeda kala duwan ee Yurub.Waxaa si gaar ah ciddii doonaysa in ay Wakiil shirkadda uga noqoto waddan Yurub ka mid ah lagu wargelinayaa in ay la soo xiriirto

cinwaannada qoraalkaan ku xusan.

Mahadsanidiin

Cumar Nabaddoon – Maamulaha Tawakal Yurub

Mobile: 44-203-371-9383

Maxamed Jees – Madaxa Suuqgeynta Tawakal Yurub

Mobile: 46-769773243

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online