Ra’iisul wasaaraha dowllada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo gaaray Beledweyne

February 6, 2013 - Written by

3Hiiraan:-Waxaa saaka gaaray magaalada Beledwen ee xarunta Gobolka Hiiraan Ra’iisul wasaaraha dowllada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hogaaminayo, Wafdiga Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa ka mid ah wasiiro, saraakiil , Xilibaano iyo waxgarad kale oo ka soo jeeda Gobolka Hiiraan.

Wasiirada ku  weheliya  safarka Ra’iisul wasaaraha dowllada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxaa ka mid ah  Wasiirka arrimaha gudaha Cabdikariim  Xuseen Guuleed , Wasiirka Gaashaandhiga  Cabdixakiim Fiqi , Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka C/risaaq Cumar Maxamed , Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta iyo Gaadiidka C/shakuur Cali Mire, iyo Saraakiil sare oo ka tirsan DFS iyo AMISOM.

Ilaa hadda si rasmi ah loo shaacin u jeedadad safarka Ra’iisul wasaaraha dowllada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo gobollada uu uga sii gudbi doono Gobolka Hiiraan balse waxaa la hadal hayaa in Ra’iisul wasaaraha dowllada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdigiisu ay safar ku gaari doonaaa Puntlland.

A/cawaale
Halgan.net

 

 

 

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online