Raisulwasaare Saacid oo ka hadlay kufsiga, xuriyatul qowlka, amaanka iyo arimo kale(Dhageyso)

February 3, 2013 - Written by

Muqdisho:-Ra’isul Wasaaraha Somalia Abdi Farah Shirdon ayaa ku celceliyay sida dowladda Somalia ay ka  go’antahay  ilaalinta xuquuqda Aadanaha iyo xuriyatul Qowlka, waxaana hadalkan uu ku soo beegmay ka dib markii dhageysi maxkamadeed oo la xiriirtay gabar sheegtay in la kufsaday iyo wariye loo hesto inuu sheekadaa been abuuray, dib loo dhigay ilaa iyo 5 bishan.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ra’isul wasaaraha ayuu kaga hadlay kufsiga, xuriyatul qowlka, amaanka iyo talaabooyinka ay ka qaadaneyso dowladiisa.

Faahfaahinta warsaxaafadeedkaasi halkan halkan  ka dhageyso

VOA Somalia

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online