Saddex askari oo ka tirsan ciidamada booliska DFS oo qarax ku dhintay

February 19, 2013 - Written by

qaraxMuqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in 3askari oo  ka tirsan ciidamada booliska ee DFS kuwaas oo ku sugnaa  suuqa weyn ee Bakaaraha gaar ahaan qeybta Khudaarta ay dhinteen markii Bam gacmeed lagu weeraray.

 Goobjoogayaal ku sugan Suuqa Bakaaraha ayaa warbaahinta u sheegay in askarta lagu tuuray Ban Gacmeed iyaga oo meel wada taagan waxaana goobta ku dhinta 3askari halka mid kale uu soo gaaray dhaawac fudud.

Saraakiisha ciidanka DFS ayaa xaqiijiyay dhimashada saddexda askari oo ka tirsan ciidanka Booliska ee DFS waxayna sheegeen in ay wadaan baaritaano.

Weerarkan lagu dilay 3 askari oo ka tirsan ciidamada booliska DFS ayaa noqonaya kii u horeeyay ee ka dhaca Suuqa Bakaaraha oo ay 3 askari lagu dilo ilaa iyo markii ay dhamaadeen dagaaladii tooska ahaa ee ka dhici jiray hareeraha Suuqa Bakaaraha .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online